Quantcast
Channel: Midnimo Digital Marketing | Suuqgeynta Dijitalka
Browsing all 20 articles
Browse latest View live

Yahya Amir: Shakiga Shirka Shidaalka London ( illa Fiiri: 13 Arrin)

Shakiga Shirka Shidaalka London ( illa Fiiri: 13 Arrin) 1) Ma jiro Xisbi Mucaarad ah oo aan ka tirsanahay ama aan taageero, mana jirto cid aan ku taageerayo wax dhib u ah Dalkeeyga. 2) Shirka London ma...

View Article

DOQONI QUFACDAY MEEL LAGA RAACAYNA MATAQAAN.!!

DOQONI QUFACDAY MEEL LAGA RAACAYNA MATAQAAN.!! Soomaaliya madaxa iyo majahaa ayaa leysugu xiray sida muuqata waayoo waa dal dhan oo Sharciyadiisii iyo shaqooyinkiisii la soo hormariyay shaqooyinkii,aan...

View Article

Isbarbardhig 2-badii Sano Ee Ugu Horreysay Madaxweyneyaasha Xasan Sheekh iyo...

Maanta waa February 8, 2019, waxaa 2 sano laga joogaa doorashada madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, kaas oo sida uu afkiisa ka sheegay loo bixiyey “Farmaajo high expectations”, rajo weynna laga...

View Article

Aqriso Xog ku saabsan Shirka Shidaalka Soomaaliya oo ay DF qarisay

▪September 2019: waxaa bilaaban doona diiwaan gelinta shirkadaha loo gudbiyay xogtii Batroolka Soomaaliya. ▪October 17, 2019: waa xilliga kala dambeysta ah ee diiwaan gelinta shirkadaha danaynaya...

View Article

Fiqi: BALLANQAAD AAN FULIN & 2 SANO OO KHASAARTAY

2 Sano ka hor, hadaljeedintiisii Madaxweyne Farmaajo waqtigeedu ahaa 28:48 daqiiqo wuxuu ka sheegay barlamaanka hortiisa qiyaastii 30 ballanqaad, oo midba kan kale ka weynaa, kuwaasoo ay ka mid ahayd:...

View Article

Sokor laga soo diiday Kenya oo Dekeda Muqdisho laga dajiyay

Markab sida Sokor laga soo diiday in laga dejiyo Dekeda Mombasa ee Dalka Kenya, ayaa maalmo kahor kusoo xirtay Dekeda Muqdisho. Sokortaan oo laga keenay Dalka Brazil, ayaa dabayaaqadii sanadkii hore la...

View Article

AMISOM oo ka baxeysa qeybo katirsan Shabeelaha Dhexe

Wasiirka Amniga Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Burundi ay ka bixi doonaan degmooyinka Cadale, Raage Ceelle iyo Xaaji Cali oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha...

View Article

Madaxweyne Farmaajo oo dhisanaya ciidamo Maleeshiyo ah

Sida uu daabacay Wargeys kasoo baxay Dalka Uganda, madaxweynaha Dalkaas Musaveni, ayaa dhigiisa Soomaaliya madaxweyne Farmaajo Kula taliyay inuu dhisto ciidamo Maleeshiyo ah oo 2 sano kadib isku badala...

View Article

Google Apps ku baro Afsoomali iyo G Suite

Waa barnaamij aan ugu tala galnay in aan kor ugu qaadno bulshada aqoonteeda si ay uga faaideystaa, lana socdaan waqtiga lagu jiro oo ah waqto wax walba ku xiran internet ( Online community). Google...

View Article

Juba express & worldRemit oo daahfuray addeegga bixinta lacagaha caalamiga ah...

3 September 2020: Shirkadda Jubba Express, oo ka mid ah xawaaladdaha sida xawliga ah u koraya iyo WorldRemit, oo ah shirkadda hogaaminaysa bixinta lacagaha adduunka ayaa isku xirmaya si ay soomaalidda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suuqgeynta Iimaylka

Your content goes here. Edit or remove this text inline or in the module Content settings. You can also style every aspect of this content in the module Design settings and even apply custom CSS to...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suuqgeynta Iimaylka

Maxaa ku dhacay macaamiishaada? 1- Macaamiisha Lumay – Haddii website-kaagu aanu ahayn mid muuqaal ahaan soo jiidasho leh, booqdayaashu waxay si dhakhso ah ayay uga tagaan, taasoo keenaysa fursado...

Email Marketing

Qaabka Iimaylka

Shan faa’iidooyin ka mid ah Suuqgeynta dijitalka

Suuqgeynta dijitaalka ah waa erey ballaaran oo ka kooban xeelado online ah oo kala duwan oo loogu talagalay in lagu hormariyo badeecadaha, adeegyada, ama noocyada. Waxay ka faa’iideysataa sida qaybaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee ChatGPT ugu adeegsan kartaa Suuqgeynta dijitalka

1- Abuuritaanka mowduuc dadka soo jiita. Nuxurka Kala Duwan – La wadaag noocyo kala duwan oo ka kooban sida sawirro, fiidyowyo, iyo qoraallo, qoraal ah si ay booqdayaashada uga faaideystaa....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaabaha loogu xayeysiiyo alaabtaada Facebuuga

1- Abuur xayaysiisyo soo jiidasho leh: Samee xayeysiis muuqaal soo jiidasho leh oo muujinaya  faa’iidooyinka alaabtaada aad heyso ah. Isticmaal sawiro ama muuqaalo tayo sare leh si aad u qabato...

View Article
Browsing all 20 articles
Browse latest View live